Ra’isul Wasaare Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Kenyaawi (Daawo Sawirada)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Maxamed Ibraahim Cali (Kenyaawi) oo kamid ah culimada Soomaaliyeed, maalahaanna Muqdisho ka weday wacyi-gelin uu bulshada Soomaaliyeed ugu dhiirri gelinayay in is cafiyaan. Ra’iisul wasaarha ayaa Sheekh Maxamed Ibraahim Cali kala hadlay ololaha uu sheekhu ku doonayo in bulshada Soomaaliyeed … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sheekh Kenyaawi (Daawo Sawirada)